October 6, 2024 / By Ururka barwaaqo / Leave a Comment Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Xil. Cali Beegsi Waxa Uu Maanta Magacaabay G/Kuxigeenka Abaabulka Wacyigelinta iyo Isgaadhsiinta. Xilkan Ayuu Gudoomiyuhu U Magacaabay Ibraahim Cabdi Xuseen.